Wasiir ka tirsan Xukuumada Somalia oo ka hor yimid amarkii Wasiirka amniga Qaranka

Wasiirka arrimaha dastuurka ee Xukuumada Somalia C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa sharci daro ku tilmaamay amarkii ka soo baxay wasaarada amniga gudaha ee lagu mamnuucay in kulamo siyaasadeed la iskugu yimaado fasax la’aan. C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa xusay in amarka wasiirka amniga uu yahay mid khilaafsan dastuurka federaalka oo buu yiri fasaxaya xoriyada hadalka. “Waxaan hadda … Continue reading Wasiir ka tirsan Xukuumada Somalia oo ka hor yimid amarkii Wasiirka amniga Qaranka